Ardayda Jowhar oo Sanadkan U diyaar garooway Imtixaanka Shahaadiga.

0
37

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Xili la filayo guuda ahaan dalka ay bilaawdan imtixaanka dowladda oo laga qaadi doono ardayda dugsiyada dhexe iyo sare ee shahaadiga ee ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada hidaha iyo taclinta sare xukuumada soomaaliya.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi Xuseen.