Radio Isnaay oo udabaal dagtay Sanad-guurada 4aad.

0
229

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Radio Isnaay waxaa la dhidibada loo taagay 15- may-2020kii waaana radiyihii ugu horeyeayay oo ka hadla arimaha bulshada sida Bar waxa barashada ,Caafimaad Ganacsiga, dhalinyarada , haweenka iyo barnaamijyo kale. Islmarkaane laga hirgaliyo magaalada jowhar.

Waxaa SooJeedinaya: – Abdiwali Tima Cadde