Wasaaradda Ganacsiga Hirshabelle Oo ku Baaqday in hoos Loo dhigo Qiimaha Maciishada.

0
44

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo isbedel balaaran laga dareemayo deegaanada hoosyimada Magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle, islamarkana uu godoomiyay fatahaadaha wabiga shabeelle ayaa la tilmaamay in uu sare ukac ku yimid maciishada laga isticmalayay Magaaladan iyo tuulooyinka hoosyimaado.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.