WARARKA Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir oo dil toogasho ku xukuntay Sayid-Cali. By admin - May 15, 2024 0 44 FacebookTwitterPinterestWhatsApp JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqday go’aanka kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud iyadoo ku xukuntay dil toogasho ah. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/05/CABDICASIIS-XUKUN-DIL.mp3 Share this:FacebookX