Maamulka gobolka Banaadir oo bilaabay ladagaalanka burcadda.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmad Diiriye (Yabooh ) Taliyaha qaybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin iyo Taliyaha qayta guud ee ciidanka nabadsugida gobolka Banaadir G/sare Muxudiin Warbac ayaa galabta kulan la yeeshay saraakiisha qaybta galbeed ee ka kala tirsan Boliiska iyo nabadsugida gobolka Banaadir, wuxuuna shir ka dhacay xarunta Ddgmada Dharkeenley.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.