Maalinta Caalamiga ah ee qoyska oo maanta dunida laga xusayo.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, qaraarkiisii ​​47/237 ee soo baxay 20kii
Sebtembar 1993, wuxuu ku dhawaaqay in 15-ka May ee sannad kasta la xuso maalinta caalamiga ah ee qoysaska.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in “Xafladan sannadlaha ah ay ka tarjumayso muhiimadda ay beesha caalamku siiso qoysaska sida qaybaha aasaasiga ah ee bulshada iyo sidoo kale walaaca ay ka qabaan xaaladahooda adduunka.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.