Wasiirka Howlaha Guud Soomaaliya Oo Kulan La qaatay Madaxa hay’adda UN-Habitat .

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, dib udhiska iyo Guriyeenta XFS Cabdisalaan Cali Dhaay oo ay wehlineyso  Agaasimaha waaxda iibka iyo maamulka Qandaraasyada  Ayaan Cali Aaden ayaa kulan la qaatay Madaxa UN-Habitat ee Soomaaliya Sebastian May iyo kuxigeenkiisa  Muxyadiin Maxamuud.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.