Wasaaradda ganacsiga Hirshabeelle oo Bogaadisay Wax qabadka Radio Isnaay.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Idaacadda isnaay ayaa Udabaal dageysa sanagurada 4aad kadib markii la aas’aasay 15kii may 2020-kii iyado noqotay Warbaahintii ugu horeysay ee ka shaqeeysay Arrimaha Bulshada iyo Bini’aadanimada ee ka howlgasha deegaanada Gobolka Shabeellaha dhexe gaar ahaan Magaalada Jowhar.

Waxaa SooJeedinaya:-Maxamed Nuur Xuseen.