Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo Radio Isnaay uga hambalyaysay sanad guurada 4aad.

0
45

15 kii May ayay ahayd marka hawada si too ah u gashay warbaahinta isnaay oo hadda 4 sano jirsatay Wasiiru dowlaha wasaradda cafimadka hirshabelle dr muxudiin mukhtar macalim ayaa radio isnaay ugu hambalyey sanad guurada afaraad ee ka soo waregatay markii la aas aasay radiyaha .

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.