Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga ka jaray xarunta keydka gaaska cuntada.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweymaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarigga ka jaray Xarunta Kaydka Gaaska cuntada Soomaaliya ee Benaadir, taasi oo ka qayb qaadanaysa qorshaha looga hortagayo xaalufinta dhirta iyo nabaad-guurka deegaanka.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim