Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya oo Beladweyne kula kulmay qeybaha kala duwan bulshada.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Mudane Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ku sugan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan la yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka iyo qeybaha kale ee Bulshada reer Hiiraan.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.