Tababar ku saabsan wada-hadalada aan xanafta leyn oo lagu qabtay Kismaayo.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkaan oo muda sedax maalin ka socon doona  magaalada kismaayo ayaa ka qeyeb galayaasha lagu bari doona wada-hadalada aan xanafta leyn iyadoo tababarka ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalada iyo arrimaha dastuurka Jubaland.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.