Munaasabadda Todobaadka dhaqanka oo lagu qabtay Jaamacadda Simid.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadda Toddobaadka dhaqanka oo sanadkiiba mar loo qabto arday jaamacadda simad ee magaalada muqdisho si ay uga war haayaan milgaha uu leeyahay dhaqankeena ayaa maanta ka ka furmay xarunta weyn ee jaamacadda.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan cabdalla.