Maamulka Degmada Mahadaay oo ka hadlay Saameynta Fatahaadaha

0
31

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Saalax Axmed wiish oo lahadlay Warbaahinta ayaa Faahfaahin Kabixiyay Goobaha uu Fatahaadaha Kasameeyay Wabiga Shabelle ee mara Degmadaasi iyo Saameynta uu ku yeeshay Dadka Kunool Degmada Mahadaay iyo Deegaannada Hoosyimaada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.