Maalinta Caalamiga Ee Caafimadka Dhirta oo Maanta laga xusayo dunida.

0
62

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa 12-ka May u astaysay maalinta caalamiga ah ee caafimaadka dhirta (IDPH) si kor loogu qaado wacyiga caalamiga ah ee ku saabsan sid ilaalinta caafimaadka dhirta ay gacan uga geysan karto joojinta gaajada, yaraynta faqriga, ilaalinta kala duwanaanshaha noolaha iyo deegaanka, iyo kor u qaadida horumarka dhaqaalaha.

wxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.