Puntland oo si adag uga hortimid Go’aanka DFS ku baabi’ineyso shaqada xafiiska UNSOM

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Puntland ayaa si adag uga horyimid dalabka dowladda federaalka Soomaaliya, ee ku aaddan in meesha laga saaro howlaha xafiiska kaalmeynta Qaramada Midoobey ee UNSOM, kaas oo Soomaaliya ka jiray muddo dheer.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.