Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Hadlay Xanuunka Cambaarta.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka canbaarta waa cudur ku dhaca maqaarka waxana kena fangaay ku dhaca jiraka  aadanaha  kana mid maahan cudurada lakala qaado waxa uu cudurkaan u badanyahay dadka beeraleyda ah, Waxa uuna ka mid yahay cudurkaan cambaarta cudurada ka dhasha nadaf daradda.

waxaa soo jeedinesa : – Xaliimo Cali.