Booliiska Soomaaliya oo soo bandhigay Nin lagu sheegay in uu Dil ka gaystay Muqdisho.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – War kooban oo kasoo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka ku sugan Saldhigga Degmada Dharkaynlay ay gacanta ku dhigeen Nin ku eedeysay in Degmadaas ku dilay balse baxsad lagu daba-joogo uu ahaa.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.