IMC oo dib u dayactir ku sameysay Ceel biyood ku yaal degmada Mahadaay.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hey’ada IMC ayaa waxa ay dib u dayactir ku sameysay Ceel biyood ku yaal degmada Mahadaay ee gobolka shabellaha dhexe.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.