Hirshabeelle oo wadda Dadaallo loogu gurmanaayo Dadkii ay saameyeen Fatahaadaha.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Maareeynata iyo Musiibooyinka Dowladda Hirshabeelle Mudane Abdifatah Mohamed Yusuf ayaa furtay shirka asigoo ka hadlay xalaadihii roobka ka da’ay deegaanada Hirshabelle iyo saameynta uu geystay iyo sida leyskaaga kaashan karo sidoo looga hortagi lahaa fatahaada laga cabsida qabo looguna gurman lahaa dadka ay saameeyeen daadadka roobka.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.