4 Wasiir oo Katirsan Hirshabeelle oo shaqo joojin lagu sameeyay.

0
79

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa shaqo joojin ku sameeyay 4 Wasiir oo qeyb ka ah Gollaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle.

waxaa soo jeedinaya : – CABDICASIIS XASAN.