Aqoonyahanada Jowhar Oo ka hadlay Doorka ay ka qaadan karaan Xakameynta Fatahaadaha.

0
69

Jowhar- (Isnaay Radio):-  Waxaa si kor dhaaya saameynaya ay geysnaay fathaadaha wabiga shabeelle iyadoon ay jiraan tuulooyin badan ay ka barakaceen qoysaskii deganaa sido kale fathaadaha iyo daadka ayaa cagta mariyay dhamaan dalgadii u beernaa beeraleyda deegaanada gobolkani shabeellaha dhexe .

Waxaa SooJeedinaya :- Abdiwali Ahmed Hilowle.