Gudoomiyaha Gobolka Banadir Oo Xariga Ka Jaray dhismayal Casri ah oo Muqdisho laga hirgaliyey

0
42

Jowhar- (Isnaay Radio):- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada muqdsiho Yusuf Xuseen jimcaale madaale oo ka qeyb galay munaasabad balaaran oo Xariga looga jarayey dhismayaal casri ah oo aay shirkadaha future iyo premier Bank kuwa oo laga kala dhisay deeganka garasbaale  Degmada madiina  ee magaalada muqdisho

duqa muqdisho ayaa sheegay in ka maamul gobol ahaan aay shirkadaha ka qeyb qaadanayo horumarinta caasimada ay kala Shaqeyn Doonan Dhamestirta sharciyada ay u baahanyihiin.
Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdifitah Ahmed Maclow