Xeerka ciidanka Booliska Hirshabeelle oo lagu soo bandhigay Jowhar.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Haggar (Dabageed) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda bandhigga xeerka Ciidanka Booliska Dowladda Hirshabeelle iyadoo lagu qabtay magaalada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.