Tababar ku Saabsan Ka faa,iideeysiga Kheyraadka badda oo RaagaCeelle lagu qabtay.

0
44

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaaradda Kalluumeysatada iyo Kheyraadka Badda Maamulka Hirshabeelle ayaa Tababar iyo Bandhigga Kafaa,iideeysiga Kheyraadka badda u qabatay Kalluumeysatada Degmada Raagga Celle Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyadoo Tababarka lagu soo bandhigay Isticmaalka Kalluunka iyo Faa,iidooyinka uu u leeyahay Bulshada Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Cadow.