Maamulada Puntland & Galmudug oo loogu baaqay ka hortagga dagaal-beeleedyo ka dhaca maamuladaasi.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo khudbad ka jeediyay madal la isugu keenay siyaasiyiin & madax-dhaqameedka beelo kasoo kala jeeda Dowlad-Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa ka digay in dib loo abuuro xiisad cusub.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadd.