Barakacyaasha ku Nool Magaalada Kismaayo oo Soo Wajahday Xaalad Adag oo dhank Nolosha Ah.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Dadka Barakacayaasha ku nool magaalada Kismaayo iyo degaanada hoostaga magaaladasi ayaa soo wajahday xaalado kala duwa iyadoo roobab mahiigaanay ka da’eeyn magaalagaasi  islmarkaane saameyn lixaadka lehay ku yeesheen barakacyaasha ku nool magaaladaasi.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.