Isbadalo dhanka Amniga ah oo laga dareemayo Dagmada Baxdo ee Gobalka Galguduud.

0
78

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa gaaray Dagmada Baxdo ee Gobalka Galgaduud.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.