Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

0
60
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Amb. Catriona Laing.
Ugu horreyn madaxweynaha ayaa ka dhageystay warbixin ku aadan howlaha UN-ka ee deegaanada Dowladda Hirshabeelle.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.