Shirka Isku Xerka Bahda Cadaaladda oo ka Socda Magaalada Garoowe.

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland waxaa ka socda shirka seddex billaha ah ee isku Xirka Bahda Caddaalada Deegaanada Maamulkaasi.

shirkaan oo Seddexdii bilba mar lagu qabto Garowe ayaa waxaa diiradda lagu Saarayaa Waxyaabahii u qabsoomay Bahda Cadaladda iyo sidii loo Dardar gilin lahaa Howlaha Caddlaadda islamaerkaana ay bulshada u wada dareemi lahaayeen Cadaalad.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.