Shir looga Hadlayay Sida lagu Hormarin karo Ciyaaraha oo lagu qabtay Jowhar.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkaan oo uu soo qabanqaabiyay Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Hirshabelele Yuusuf Haamud Jaras Ayaa waxaa kasoo qeybgalay Ciyaartooydii Cuslaatay ee Kooxdii Kubadda Cagta Isnaay u ciyaari Jirtay Xilligii Dowladii Dhexe ee dalka waxaana Diiradda lagu saarayay Sidii lagu heli lahaa Ciyaartooy Khibrad leh oo Jowhar Kumetesha Ciyaaraha Heerka State.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab caddow.