QM oo ka digtay Roobab xooggan oo ku soo wajahan Soomaaliya.

0
97

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in la filayo in roobab xooggan ay ka da’aan Soomaaliya xilli roobaadkan gu’ga.

Afhayeenka Qaramada Midoobay Stephane Dujarric ayaa sheegay in roobab biyo badan dhigay ay ka da’een gobollo kala duwan oo Soomaaliya ah, kuwo kalena la filayo April ilaa June.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.