Masuuliyiin Katirsan Hirshabeelle oo ka qeyb galay Aaska Suldan Axmed Rashiid.

0
111

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Allaah ha unaxaritee waxaa maanta magaalada jowhar ku geeriyooday Suldaan Axmed rashiid oo ka mid aah salaadiinta ka soo jeeda Gobolka shabeellaha dhexe isagoo ka soo qeyb qaatay dib udhiska maamulka hirshabelele, dib uheshiisiinta iyo ka shaqeynta nabadda beelaha lixda shiidle.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.