Aagab looga Hortagayo Fatahaada oo la gaarsiiyay shacabka tuulada Maandheere.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masiilyiin katirsan Maamulka gobolka shabeella dhexe iyo kan degmada Jowhar ayaa agab isugu jira rashiin iyo ka hortaga fatahada wabiga shabeelle gaarsiiyay bulshada ku nool tuulada Maandheere.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.