Wabigga Shabeelle Oo Ku Fatahay Tuulada Bayaxaaw oo Hoostimaada Jowhar.

0
65

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Faa faahino dheeraad ah ayaa soo baxaya Fatahaad uu Wabigga Shabeelle ka sameeyay tuulada bayaxaay oo ka kamid tuulooyinka hoosyimaad Magaalada Jowhar , Fatahaada ayaa saameyn lixaad Leh ay ku yeelatay Dadka degan tuulada sido waxa ay Cagta mariyeen dhamaan dalagyadii u beernaa beeraleyda tuuladaasi.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.