kulan looga hadlaayay Shilalka Gawaarida Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya waxaa lagu qabatay kuna looga hadlaayay shilalka gaadiidka iyo jaamka ka jira muqdisho ka jira kaaso oo xal loo raadinaayo , waxaana goob joog ka ahaa agaasimaha wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada iyo saraakiisha ka howgala magaalada muqdisho.

Waxaa Soojeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.