Kulan ku Saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo lagu qabtay Qaam-Qaam

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka dowlad goboledka Jubbaland ayaa deegaanka Qaam-Qaam ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ee xarunta gobaolka Jubbada hoose ku qabatay kulan ku saabsan Nabada iyo isdhex galka bulshada kaas oo  loo qabtay qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka .

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.