Gabdhaha Dhoobley oo loogu baaqay Horumarinta Waxbarashada.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa kamida meelaha ay gabdhaha kaalmaha hore ka galaan waxbarashada iyagoona dadaal ku bixiya waxbarashadooda ayna kaga firfircoonyiihiin marka loo eego dhanka wiilasha.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.