Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Boliiska Gobolka Banaadir ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaal lagu qabtay ayagoo si sharci darra ah ku buufinayo Mootooyinka Bijaajka ee ku shaqaysta magaca A iyo B.
Ciidanka saldhigga Xamar jajab ee gobolka Banaadir oo ku guda jiray howl maalmeedkooda ayaa helay xogta shabakaddan xili ay ku guda jireen buufinta Mootooyin cusub.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.