Bulshada Jowhar loogu baaqay in ay dhiirigeliyan ganacsatada yar yar.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Suuqayada magalada jowhar ee xarunta gobalka shabelaha dhexe waxaa uu leeyahy qeybo badan oo lagu iibiyo ganacsiyada kala uwan haba u badnaadaan Dalagyada kaladuwan ee ka imaanaya deeganada u dhow jowhar .

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xuseen.