Wabiga shabeelle oo fatahaad ka sameeyay Xaafad katirsan Jowhar.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Webiga shabelle ee Mara Magaalada Jowhar ayaa fatahaad xoogan Ka Sameeyay Tuulada Jowhar somaali oo katirsan xaafadda bulashiikh.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.