Sara u kac ku yimid qiimaha la iibiyo Digaaga suuqyada Baydhabo.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hilibka doorada ayaa ah mid si maalin leh ah loo isticmaalo cunistooda taasi oo ka ganacsada dad badan kuwaasi oo noloshooda ku tiirsan tahay.

kadib markii laga soo baxay maalmihii ciidda waxaa sare u kac ku yimid qiimihii la iibinaayay doorada taasi oo loo sababaynaayo wadooyinkii la soo marinaayay qaarkood oo xirmay.

waxaa soo jeedinaya : – Cbadicasiis Xasan.