Koofur Galbeed oo Wadda qorshe lagu xalinaayo dagaal beeleed ka dhacay Diinsoor & Buurhakaba.

0
107

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – masuuliiyinta Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed ayaa u istaagtay xal u helista dagaal beeleed dhowaan ka dhacay Magaalooyinka Diinsoor iyo Buurhakaba kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

waxaa soo jeedinanay : – Cabdiweli Axmed.