Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in uu sababo farsamo agweed ubaaqday shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkii ay Sabtida maanta ah yeelan lahaayeen golaha wadatashiga qaranka ayaa dib loo dhigay “sababo farsamo” awgeed, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.