Mashruuca daris Wanaagga oo laga Bilaabay Kismaayo

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha Fadaraalka iyo dib u hishiinta dowladda Jubbaland oo kaashanaysa dawladda Ingiriiska iyo hay’adda Dutch ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfurtay mashruuca Daris-wanaag oo ka shaqaynaya xuduudaha dalalka Soomaaliya, Kenya iyo Itoobiya.

waxaa so jeedinaya : – Maxamed Abuukar.