wiil Afar killi leh oo qaliin lagu guuleystay loogu sameeyay Muqdisho

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalka digfeer ee magaalada Muqdisho ayaa ku guuleystay qaliin loo sameeyay wiil dhalinyaro ah oo leh wax kabadan sadax kili.

Wiilkan ayaa mudo dareemayay xanuun dhanka kilida bidix ah in kastoo marki danbe ay sababtay in loo sameeyo qaliin.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.