SoDMA oo u diyaar garoobaysa Khataro laga cabsi qabo inay ka dhacaan dalka.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Md Maxamuud Macallin Cabdulle  oo ay wehlinayaan agaasimaha maareynta khataraha masiibooyinka, maareeyaha xarunta qaran ee Gurmadka Degdegga ah ee NEOC, Madax Unugga Arrimaha Jinsiga iyo lataliyayaal ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska Save the Children ee Soomaaliya madaxda Hay’adda Save the Children ee xafiisyada Switzerland, Sweden iyo Ku simaha Madaxa Save the Children ee Soomaaliya si wadajir ah.

waxaa soo jeedinaya : – MAXAMED NUUR.