Maalinta xuska dhir beerista Soomaaliyeed oo Jowhar lagu qabtay.

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – xuska munaasabada maalinta dhir beerista soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa hirshabeelle ayaa lagu qabatay maanta Magaalada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : Cabdicasiis Xasan.