Wabiga Shabeelle oo laga Cabsi Qabo In uu Ku Fataho Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
95

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa lagu guda jiraa xiliga guga, waxaana cabisi weyn soo wajahday dadka beeraleyda ee kunool tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimada dowlad gobaledka hirshabeelle, Sanad walba xiliyadaan waxaa fatahad sameeya wabiga shabelle iyo roobka gu.ga taasi oo sababta in beeraleyda dalagyada ka go’aan.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.