Sara u Kac Laga Dareemayo Qiimaha Khudaarta Suuqyada Baydhabo.

0
67

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sare u kac weyn oo dhinaca Qudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada Magaalada Baydhabo oo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa suuqyada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.